fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaXildhibaanada Golaha Wakiillada oo Loo Qaybiyay Waxka-Bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha Rayidka

Xildhibaanada Golaha Wakiillada oo Loo Qaybiyay Waxka-Bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha Rayidka

    

Hargeisa  Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland ayaa loo qaybiyay waxka-bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha rayidka ah xeer lambar 31/2021.

Fadhigan ay yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland oo uu shir-gudoominayay gudoomiyaha golahaasi Baashe Maxamed Faaraxa, ayaa xildhibaanada xeerkaas shaqaalaha rayidka loogu qaybiyay.

Xeerkan ayaa waxaa uu ka soo noqday golaha Guurtida Somaliland ooh ore loogu gudbiyay.

Isla fadhigaas ayaa waxa shirgudoonka golaha Wakiilladu uu guddi xildhibaano ah u saaray xeerka aaggaga cashuuraha ka caagan, guddidaas oo ahayd shan xubnood ayaa wax ay kaa ahaayeen

Xildhibaan Maxamed Xuseen

Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan

Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi

Xildhibaan Abokor Cabdiraxmaan Good

Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud

Ugu dambayn shirgudoonka golaha Wakiillada ayaa guddidaas xildhibaanada ah oo kaashan doona guddi hoosaadka shuruucda ee golahaas u soo jeediyay inay xeerkaas soo gorfrryaan, dibna ugu soo celiyaan golaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)