Friday, April 19, 2024
HomeWararkaMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Loo Sameeyay Wakaalladda...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Loo Sameeyay Wakaalladda Biyaha Berbera

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
    

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey Wakaalladda Biyaha ee Magaaladda Berbera.

Munaasibadda xadhig ka jarista oo lagu qabtay xarunta Wakaaladda Biyaha ee Berbera, isla markaana madaxweyne ku-xigeenku wuxuu kormeer ku sameeyey xafiisyada kala duwan ee uu dhismaha cusubi ka kooban yahay, iyada oo ay masuuliyiinta Wakaallada iyo Wasaaradda Biyuhuna warbixin kooban halkaas ku siiyeen Madaxweyne ku-xigeenka.

Madaxweyne ku-xigeenka oo khudbad ka jeediyay munaasibdaasi ayaa yidhi “Waxaan bogaadinayaa dhismahan cusub ee ay yeelatay Wakaalladda biyuhu, waa horumar soo kordhay cashuurtii muwaadiniinta laga qaadayay ayaa wax loogu qabtay waanay ku amaanan yihiin masuuliyiinta Wakaalladu, Sidoo kale waxan masuuliyiinta Wakaalladda Biyaha Berbera usoo jeedinayaa inay illaaliyaan oo dar-yeelaan shaqaale weynaha Wakaalladda si shaqadu dar-dar u gasho” ayuu yidhi Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version