DAAWO;-Gabadh Ka Tirsanayd Shaqaalaha Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Sheegtay In Ay Shaqadii Iskaga Tagtay Tacadi Lagula Kacay Awgeed.
March 9, 2021 - Written by Admin
Xamda xuseen oo kamid ahayd shaqaalaha wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada ayaa shaaciyay in ay gabi ahaanba iskaga tagtay shaqadii wsaarada iyadoo sheegtay in ay tacadi iyo fuquuq kala kulantay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;