fbpx
Wednesday, June 7, 2023
HomeWararkaXaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Gobolka Saraar

Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Gobolka Saraar

    

 

Xaalad abaareed iyo biyo la’aaneed oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa goboladda bariga Somaliland gaar ahaana gobolka Saraar.

Guddoomiyaha gobolka Saraar Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, oo arrintaasi ka hadlay ayaa ka dayriyay xaaladda biyo la’aanta ee gobolkaasi ka taagan.

Waxaan badhasaabku baaq qaylo dhaan ah u diray xukuumadda Somaliland iyo haayadaha caalamiga ah.

Waxaanu sheegay guddoomiyuhu in guud ahaanba deegaamadda gobolkaasi ay soo waajahday xaalad adag oo biyo la’aaneed iyo mid abaareed oo aad u daran.

Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in guud ahaanba deegaamadda hoos yimaadda gobolkaasi ay ka taagan tahay abaar iyo biyo la’aan, isla markaana ay meel adag xaaladu marayso.

 

DAAWO: Guddoomiyaha Saraar Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)