fbpx
Thursday, May 23, 2024
HomeWararka“Gudoomiye Beeshan Ama Bulshadan Cod Looguma Tii Tii Dhawdo, Furihii Gabileyna..Siyaasi Abiib...

“Gudoomiye Beeshan Ama Bulshadan Cod Looguma Tii Tii Dhawdo, Furihii Gabileyna..Siyaasi Abiib Diiriye

Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad)  oo ka tirsan masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga WADDANI kana mid ah haldoorka kazoo jeeda gobolka gabiley ayaa khubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Munaasibaddii  shaacinta Musharrixiinta isku sidkan ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi jeex iyo deegaanka  Degmada Gabiley oo lagu qabtay magaalada gabiley.

Sidoo Kale Siyaasi Abiib ayaa sheegay in beeshan aan loogu faanin cod oo tahay beel ilaa 60kii soo bixi jirtay islamarkaana ay kazoo jeedaan dad tiro badan oo gayiga somalida caan ka ahi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir