Dab ka kacay guri aqal soomali ah oo ku yaala magaalada gbiley ayaa sobobay in dabkii kusii faafo laba guri oo kale kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed balse ma jirto cid wax ku noqotay.
Sidoo kale ciidanka dabka damiska gabiley ayaa ka hawlgalay daminta dabkan.
Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato.
Gudida...