Friday, April 19, 2024
HomeWararkaGuduoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley...

Guduoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley Iyo Tirada Musharixiinta Ay Soo Bandhigeen

1;Abwaan cabdi cali Xirsi Iyo Cabdisalaan sheikh Ismaaciil Xasan  ayaa lagu qaabiley soo dhawayn farxad iyo rajo madaxwayne gabiley taasi oo kumaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley iyo taageerayaasha musharixiintani ay kusoo dhaweeyay kaantaroolka ilaa hoolka xaflada ay ka qabsoontay.

Gudoomiye ciro iyo waftiga uu hogaaminayay ee xisbiga ayaa halkaasi ka jeediyay hadalo ay kaga dareen celinayaan sooo dhawaynta lagu qaabiley iyo aqbaladi ay xisbi ahaan qaateen sedexdan musharax oo isku beel kasoo jeeda.

Dhanka kale Waxaana iyaguna munaasibad hadalo ka jeediyay cuqaal,waxgarad siyaasiyiin tiro badan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version