fbpx
Monday, June 5, 2023
HomeWararkaXukuumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Garyaqaan Cabdiraxmaan Tamaandho Oo Dhawaan Ka Hadlay Cabashada...

Xukuumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Garyaqaan Cabdiraxmaan Tamaandho Oo Dhawaan Ka Hadlay Cabashada Bulshada Caasimadu Ka Muujisay Saacado Wakaalada Biyuhu Ku Amartay In Ay Iibsadaan.

Wararka aanu ka helayno xadhiga garyaqaan cabdiraxmaan maxamuud afey “tamaandho” ayaa la sheegay in ay ka danbaysa dacwad ay wakaalada biyaha hargaysi kazoo gudbiysay.

Majiro wax war ah ay xukuumada iyo ciidanka booliska Somaliland kazoo saareen xadhiga garyaqaan cabdiraxmaan maxamuud afey oo katirsan Qareenada Somaliland ee xafiiska talasom oo maalintii labaad ku xidhan xarunta danbi baadhista

Dhawaan ayay ahayd markii ururka qareenada Somaliland sida fiinta uga qayliyeen xadhiga lala damacsaan garyaqan cabdiraxmaan tamaadho oo ay ku tilmaameen in tahay cabudhin iyo car juuqdhe maadama ay qareenada udoodaan bulshada ubaahan qareeno ku difaaca sharciga islamarkaana aanu jirin danbi uu galay garyaqaanku maadaama uu ka hadlay tabashada dadwaynaha caasimada ee wakaalada biyuhu ku qasbayso saacadaha qaaliga ee aanay jirin sobob wakhti xaadirkan bulshada loogu qasbo in ay iibsadaan xili aanay biyo hagaagsan helin hargaysi

Xadhiga garyaqaan cabdiraxmaan tamaadho ayaa ah mid sharci baalmarsan islamarkaana ka hor imanaysa shuruucda dalka oo muwaadinka udamaanad qaadanaya xoriyad hadalka

HALKAN KA DAAWO WARKII AY WAKAALADU DHIBSATAY EE LAGU XIDHAY GARYAQAANKA;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)