fbpx
Wednesday, November 29, 2023
HomeWararkaFanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado...

Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo. Toronto(W,N)-

Halgamaa Fanaanad Shamis Cali faarax (Shamis Qarda Jeex) Oo Kamid Ahayd Gabdhihii fanaaniinta ahaa ka Qayb Qaatay Halgankii Xornimo doonka Dalka Jabuuti Islamarkaana  qaada heesta Calanka Jabuuti Ayaa Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd ka difaacday hadalo Afgalaado ah oo Ay kula dul dhacday Madaxwaynaha somaliya Walaashii Idil Farmaajo kuwaasi oo ay ku tilmaamtay kuwo gaf Ah oo aan loo Meel Dayin.

Sidoo kale fanaanad Shamis Qarda Jeex Ayaa Idil farmaajo Iyo Shakhsiyaadka Kale Ee Caadaystay Aflagaadada Marwo Khadra Xayd Digniin Culus Udirtay.

Dhanka kale Halgamaa Shamis Qarda Jeex sheegtay In abaalkii Madaxwaynaha jabuuti ugalay somaliya uu ku khasaaray Hadase Uu Usoo Jeestay Somaliland oo shacabka jabuuti wax Badani ka dhexeeyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)