Friday, March 29, 2024
HomeWararkaSomaliland: Olole Dadka Lagaga Baadhayo Covid-19 Oo Goboladda Laga Fuliyay

Somaliland: Olole Dadka Lagaga Baadhayo Covid-19 Oo Goboladda Laga Fuliyay

    

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay goboladda dalka ka fulisay olole bulshadda lagaga baadhayay  si bilaash ah xanuunka Coronavirus oo ay weli khatartiisu taagan  tahay.

Waxaanay ololahaasi  wasaaradda caafimaadku 14-kii bishan ka bilawday magaaladda Boorama, iyadoo ay ku xigeen goboladda Togdheer, Maroodijeex, Sool, Sanaag, Saraar iyo Saaxil.

Munaasibadii shaacinta ololahaasi ee maanta isku baadhay wasiirka wasaaradda caafimaadka, wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka, iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi.

Dadka laga baadhayay xanuunka Covid-19 ayaa ahaa dadkii uu hore u soo maray xanuunkaasi ee cusbitaaladu ay xaqiijiyeen inuu ku dhacay.

Sida uu sheegay Dr. Yuusuf, oo ka mida dhakhaatiirta ka hawl-galla wasaaradda caafimaadka Somaliland

Sidoo kale waxaa maalmihii la soo dhaafay si bilaash ah loogaga baadhay xanuunkaasi dadweynaha ku dhaqan caasimadda Hargaysa.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version