News

Laanta Xisbiga Kulmiye ee Germany oo Doortay Gudoomiye Cusub

Byadmin

Feb 21, 2021

Kassel (Haldoornews)-Munaasabad Kooban oo Laanta Xisbiga Kulmiye ee Germany uga Qabsoontay Magaalada Kassel ayaa Lagu Wareejiyay Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye, Gudoomiyihii Hore ee Xisbiga Laanta Germany Colaad Axmed Cali ayaa Xilkii Ku Wareejiyey Gudoomiye C/raxmaan Maryacase, Waxaana Halkaasi lagu Sagootiyey Gudoomiyihii hore ee Xisbiga Kulmiye oo ah Murashax uTartamaya Doorashooyinka Golaha Deegaanka ee Gobolka Saraar .

Haldoornews kala Soco Muuqaalka Munaasabada oo Dhamaystiran Goor dhaw

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *