Saturday, April 20, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed...

DAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa .

-Waxgaradka, Aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo Haweenka beelaha harti ayaa munaasibad balaadhan oo ay ku Taageerayaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo ka sharaxan xisbiga kumiye musharxiintiisa gobolka maroodi  ku Qabtay  hargaysa gaar ahaan  Huteelka  dhoolayare.

Munaasibad oo ahayad mid siwayn loosoo agaasimay  ayaa waxaa ka hadalo lagu taageerayo musharax Axmed cabdi muuse ka jeediyay madaxdhaqameedkii beelaha harti ,siyaasiyiin iyo haweenkii ka hadlay madasha ayaa shaaciyay in ay xildhibaanka dooranayaan islamarkaana ay codkooda ugu hiilin doonaan ilaa uu madaxwayne ka gaadhayo.

Sidoo kale waxgaradka odoyaal iyo masuuliyiin kale oo ka socday dhinaca xildhibaan axmed Ini ayaa uga mahad celiyay beelaha harti sida gobonimada ee ay taageerada ugu muujiyay musharax oo xidid ahaan ay ku dhisayaan.

Dhanka kale xildhibaan Axmed Ini Iyo Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye Xildhibaan maxamuud jaamacwarfaa ayaa uga mahad celiyay beesha harti taageerada ay umuujiyeen iyo casuumadan ay ufidiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version