fbpx
Wednesday, April 24, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed...

DAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa .

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowlad ku-meel gaadh ah ugu yeedhay dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib markii dhammaan hay’adaha dowladda uu wakhtigu ka dhammaaday.

Imaaraadka Carabta ayaa arrinta ku sheegay qoraal uu kasoo saaray rabshadihii Jimcihii ka dhacay Muqdisho, kadib markii ciidamada dowladda ay weerareen musharaxiin mucaarad ah iyo shacab dibad-bax dhigayey oo dalbanayey inuu kursiga ka dego madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday.

Wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta ayaa qoraalkeeda ku sheegtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda sii xumaaneysa ee Muqdisho, oo ka dhalatay rabsdaha sii socda iyo awood u adeegsashada shacabka.

Bayaanka ayaa lagu yidhi “wasaaradda arrimaha dibedda iyo xidhiidhka caalamiga ah, waxay ugu baaqaysa dowladda ku-meel gaadhka ah iyo dhammaan dhinacyada inay muujiyaan heerka ugu sarreeya ee is-xakameynta, si loogu guulleysto hiigsiga shacabka Soomaaliya ay ku dhisayaan mustaqbal sugan oo xasilloon.”

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inay dib u xaqiijineyso taageerada iyo hindisooyinka caalamiga ah si doorasho xor ah oo daah-furan looga qabto Soomaaliya, waxayna ugu baaqday dhammaan dhinacyada Soomaalida inay gacmaha is-qabsadaan si looga hortago halista argagixisada iyo xagjirnimada.

“Dowladda Imaaraadka Carabta waxay ku rajo weyn tahay in Soomaaliya ay ku guuleysan doonto xasillooni, taasi oo joogteeneysa madax-banaanideeda qaran, kuna fulineyso hamiga shacabkeeda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir