26.1 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

Wasaaradda Isgaadhsiinta Oo Soo Bandhigtay Adeeg Midaynaya Xogaha Haayadaha Dawladda

    

Wasaaradda isgaadhsiinta tignoolajiyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo midaynaya nidaamyadda kala duwan ee ay haayadaha dawliga ah u shaqeeyaan.

Adeegaasi oo ah mid ay wasaarradaha iyo haayadaha dawladu xogaha ay hayaan ay ku wadaagi karaan ayay soo diyaarisay wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadu.

Waxaana maanta la soo bandhigay sidii loo diyaarin lahaa xogtaasi oo ay ka qayb qaadanayeen wasaarradaha iyo haayadaha dawladda Somaliland.

Iyadoo isticmaalka adeegaasi laga eegi doono saddex dhinac oo kala dhinaca maamulka, dhinaa farsamadda iyo dhinaca  sharciga, sida uu sheegay wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli C/laahi Suufi.

DAAWO: WARKAASI:

 

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta