fbpx
Wednesday, June 7, 2023
HomeWararkaMashruuca Timir Qaybinta Gobolka Maroodijeex Oo La Soo Gebagabeeyay

Mashruuca Timir Qaybinta Gobolka Maroodijeex Oo La Soo Gebagabeeyay

    

 

Waxaa maanta la soo gebagabeeyay barnaamij Timir loogu qaybinayay dadka baahan iyo qoysas dan yar  ah oo muddo laga wadday gobolka Maroodijeex.

Timirtaasi oo ay soo bixisay sanduuqa caawimooyinka ee boqorka dalka Sucuudiga waxaa qaybtiisa waday haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland.

Waxaana Timirtaasi oo dhamayd shan kun oo kartoon laga qaybiyay degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda gobolka Maroodijeex.

Sida uu sheegay agaasimaha mucaawimooyinka xidhiidhka Carrabta ee haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland Mustafe C/laahi Xaashi, oo ka warbixinayay mashruucan ay maanta soo gebagabeeyeen.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)