fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararka“C/rasaaqinii hore ayaan ahaanayaa idinkuna garta in aan Agaasime idiin ahay”…

“C/rasaaqinii hore ayaan ahaanayaa idinkuna garta in aan Agaasime idiin ahay”…

    

Agaasimaha cusub ee telefishanka qaranka Somaliland C/rasaaq Cismaan Maxamed, ayaa  balan qaaday inuu xilka loo igmaday si haboon u gudan doono intii awoodiisa ah mudadda uu masuuliyadaasi hayo.

Waxaanu ka codsaday shaqaalaha in ay si wanaagsan oo saaxiibtinimo ah ula shaqeeyaan, isla markaana uu isagu ahaan doono dabeecad ahaan sidii uu markii hore ula dhaqmi jiray shaqaalaha TV-ga.

C/rasaaq Cismaan Maxamed, waxa uu sidan ka sheegay munaasibadii uu shalay xilka agaasimaha TV-ga qaranka Somaliland kula wareegayay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaaladda Hargaysa.

Agaasimaha cusub ayaa aad u amaanay agaasimaha hore ee TV-ga qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cali, oo uu xilka kala wareegay.

Waxaanu sheegay Weji, uu yahay khabiir macalin ugu ahaa dhinaca shaqadda TV-ga, isla markaana uu ixtiraam badan u hayo.

DAAWO: KHUBADII AGAASIMAHA CUSUB EE TV-GA QARANKA:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)