26.1 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

ogo Cusub Oo Iftiimiyay Halka Ay Ku Dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Tabobar Ciidan Loogu Qaaday Dalka Eritrea

Intii uu socday dagaalkii dowladda Federaalka Ethiopia kula jirtay jabhadda TPLF ee gobolka Tigray, waxa soo baxay warar sheegaya in dhalinyaradaas Soomaalida ah la geeyey gobolka Tigray si ay ula dagaalamaan Jabadda TPLF, iyagoo metelayey dowladda Soomaaliya oo caawinaysa Ethiopia.

Haddaba, Barnaamijka Galka Baadhista ee VOA, waxa lagu soo bandhigay xogo faahfaahsan oo la xidhiidha dhalinyaradaas oo markii hore loo sheegay la geynayo dalka Qatar, waxaana lagu waraystay saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaalida iyo waalidiinta dhalinyarada tabobarka ciidan loo qaaday.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Barnaamijkan Oo Uu Daadihinayo Wariye Haaruun Macruuf Oo ka tirsan Idaacada VOA.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta