Madaxa Golaha maamulka DPWorld ahna Madaxa fulinta Suldaan Axmed bin Saliim oo u warramay Wakaalada Wararka Imaratka ee WAM ayaa waxa uu sheegay in DPWorld ay mashaariic isugu jirta horumarin iyo ballaarin ka fulin doonto sanadkan qaarada Afrika ,isaga oo sigaar ah u soo qaatay Dekada Berbera ee Somaliland iyo dekado kale oo ku kala yaal Senegal, Masar, Mali ,Kongo iyo Namibia.