22.9 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

DAAWO;-Abwaan Weedhsame Iyo Nuxurka Hadalkii Uu Ka Jeediyay Bandhiga Suugaaneedkii Abwaan Abees. “

“Waxaan Ku faraxsanahay In Cabdiraxmaan Abees, Isdhiibi Waayay In Halkii Lays Yidhi Mariya La Marin Kari Waayay”Abwaan Weedhsame

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo ka Qaybgalay Bandhig suugaaneed uu habeen xalay huteel Maansoor ee magaalada hargaysa ayaa soo dhaweeyay Maansooyinka uu abwaan abees soo bandhigay iyo sida loogu Baahan yahay in ay bulshadu umidoobaan dankooda.

Sidoo kale abwaan weedhsame ayaa farta ufiiqay shakhsiyaad abwaan cabdiraxmaan abees markii hore la socday basle markii lagu shirqoolay shirkii kulmiye ee boorama kadib dano raacnoqday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta