fbpx
Thursday, October 5, 2023
HomeWararkaXisbiga Waddani Oo Shaaciyay In Ay Dedejinayaan Kala Xulista Murashaxiinta

Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay In Ay Dedejinayaan Kala Xulista Murashaxiinta

    

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in ay dedejinayaan soo xulista murashaxiinta xibsigaasi uga tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee doorashooyinka soo socda.

Kadib kulan ay xarunta xibsigaasi Hargaysa ku yeesheen guddoomiyeyaasha uga wakiilka ah xisbiga Waddani goboladda iyo degmooyinka dalka.

Sababta keentay in la dedejiyo xulista murashaxiinta ayaa ka dhalatay codsi xisbigaasi uga yimid komishanka doorashooyinka qaranka.

Sida uu sheegay xoghayaha guud ee xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)