fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaJeedadda Shir Somaliland iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Ku Dhexmaray Kenya

Jeedadda Shir Somaliland iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Ku Dhexmaray Kenya

    

Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka maaliyadda Somaliland.

Wasiir Xasan Maxamed Gaafaadhi, waxa uu sheegay in shirkaasi ay ka qayb galeen safiirro ka socday wadamada beesha caalamka.

Haayadaha caalamiga ah qaarkood iyo kuwa qaadhaan bixiyeyayaaha ah.

U jeedadda shirkaasi ay kaga qayb galeen ayuu ku tilmaamay wasiirku inuu qayb ka ahaa kala shirarka ay la yeeshaan haayadaha qaadhaan bixiyeyaasha.

Waxaana shirkaasi lagaga wadahadlayay kaalmooyinka ay haayadaasi siiyaan Somaliland iyo saamaynta dhaqaale ee uu sababay xanuunka saf-marka ah ee Coronavirus.

Gaar ahaana wadamada uu marka horeba dhaqaalahoodu hooseeyay oo ay Somaliland na ka mid tahay.

Wasiir Xasan Gaafaadhi, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxa kaloo uu sheegay in shirkaasi uu ahaa mid farsamo, isla markaana aan loogu tallo gelin in warbaahinta lagu faafiyo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir