19.4 C
Hargeisa
Friday, December 2, 2022

Guddoomiyaha UCID Oo Magacaabay Xoghayaha Beeraha Ee Xisbigaasi

    

 Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen, ayaa xoghayaha beerraha ee xisbigaasi u magacaabay Shucayb Maxamed Muuse.
Sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo uu soo saaray xisbiga UCID, kaasoo lagu shaacinayay magacaabista xilka cusub.
Waraaqdaasi magacaabista ah waxay u dhignayd sidan:

Geesta kale, Shucayb Maxamed Muuse, oo ka dareen celiyay xilka uu guddoomiyaha UCID u magacaabay ayaa soo dhaweeyay magacaabistiisa.
Waxaanu sheegay inuu xilkaasi ku hawl geli doono.
Waxaanu yidhi, “Aad iyo aad baan u soo dhawaynayaa.
Waanan ku faraxsanahay.
Guddoomiyaha xisbiga UCID na, waan uga mahad celinayaa xilka uu xisbiga iiga magacaabay”.
Dhinaca kale masuulkan uu guddoomiyaha UCID magacaabay ayaa ah murashax u tartamaya golaha Wakiiladda Somaliland isagoona ka sharaxan isla xisbiga UCID.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta