fbpx
Sunday, June 23, 2024
HomeWararkaXiisadda Itoobiya iyo Sudan Ee Wabiga Niil oo Sii Korodhay

Xiisadda Itoobiya iyo Sudan Ee Wabiga Niil oo Sii Korodhay

Webiga Nile
Webiga Nile
    

Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xidheenka koronta uu si toos halis ugu yahay ammaanka qaranka ee Sudan.

Yasser Abbas ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay, in Sudan ay soo jeedinayso in door dhexdhaadin ah ay ku yeeshaan dalalka Mareykanka, ururrada Midwoga Yurub iyo Midwga Africa, si meesha looga saaro is-mari waaga wadaxaajoodka ee la xidhiidha biya xidheenka wabiga Nile, ee u dheexaya dalalka Sudan, Masar iyo Ethiopia.

Hadalka Wasiirka ayaa imanaya iyadoo ay sii kordheyso xiisadda u dhexeysa Sudan iyo Ethiopia ee la xidhiidha muranka dhulbeereedka ku yaalla xuduudda ay wadaagaan labadaasi dal.

Ethiopia ayaa sheegtay in mashruuca biyo xidheenka uu muhiim u yahay horumarka dhaqaalahooda, iyadoo Masarna ay hore sheegtay in tallaabadaasi ay khatar weyn ku tahay 90 boqolkiiba biyahaha ay cabaan oo uga yimaadda wabiga Nile, waxayna ku baaqday in marka hore heshiis laga gaadho inta ayna Addis Ababa tallaabo u qaadin arrinkaasi.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir