fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaWarbixin Laga Soo Saaray Tirada Kufsiyadii Ka Dhacay Somaliland Sanadkii 2020

Warbixin Laga Soo Saaray Tirada Kufsiyadii Ka Dhacay Somaliland Sanadkii 2020

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland
    

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ayaa maanta warbixin ka soo saaray tirada Kufsiyadii Somaliland ka dhacay sanadkii tagay ee 2020.

Warbixin sanadeed ay soo saareen Koomiishanka Xaquuqal Insaanku wuxuu ku sheegay in tirada kufsiyadda ka dhacay guud ahan Somaliland sanadkii tagay ee 2020 ay dhantahay 142 (boqol iyo laba iyo afartan) kufsi.

Warbixinta ayaa sidoo kale, lagu sheegay gobol walba iyo tiradda kufsiyadda ka dhacday.

Sool 37 kufsi, Maroodi-jeex 25 kufsi, Togdheer 25 kufsi, Saaxil 17 kufsi, Awdal 14 kufsi, Sanaag 13 kufsi, Sarraar 7 kufsi, Gabilay 4 kufsi.

Guud ahaan tirada kufsiyadda ka dhacay Somaliland sanad kii tagay ee 2020 waa 142 kufsi.

May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of ‎6 people, people sitting, indoor and ‎text that says '‎SLNHRC ץ‎'‎‎May be an image of 6 people, people sitting, people standing, headscarf, indoor and text that says 'A SLNHRC'

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)