Tuesday, April 16, 2024
HomeWararkaWaddo Isku Xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa oo La Dhagax Dhigay+Sawirro

Waddo Isku Xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa oo La Dhagax Dhigay+Sawirro

    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maantaa dhagax dhigey mashruuca dhismaha wadada isku xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa.

Wadadan oo dhan 184KM, ayaa waxa madaxwayne ku xigeenka ku wehelinayay, wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka  Cabdillahi Abokor Cisman, Maareeyaha wakaaladda horumarinta waddooyinka Axmed Yusuf Maxamed.

Wasiirradda waxbarashada, Dastuurka, Xannaanada Xoolaha, Gaashaandhiga, Deegaanka, Gudoomiyaha Baanka dhexe Ibraahim Cali Baqdaadi, Ganacsato, Salaadiin, Cuqaal, Haween iyomasuuliyiin ka socotay labada xisbi ee UCID  iyo Wadani.

Ugu dambayntiina waxay Madaxwayne ku xigeenka iyo waftiisu ka qayb galeen Xafladda Bilawga dhismaha Waddada Burco-Oodweyne-Hargaysa oo si fiican loo soo agaasimay.

Waxaana   lagaga hadlay wadada iyo ahmiyadda ay u leedahay umada iyo dhamaanba qaranka Jsl isla markaasina uu masuul waliba ku hadlay meeqaamkiisa ayaa waxaa soo afmeeray Madaxwayne ku xigeenka Jsl.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version