Haldoornews.com
Badhasaabka Gabiley Sarriibad Ka Dhagax Dhigay Tog-Wajaale
February 7, 2021 - Written by Admin
    

Waxaa maanta magaaladda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley laga dhagax dhigay Sarriibad loogu tallo galay in ay bulshadda magaaladaasi ku ganacsadaan.

Sarriibadan oo ay hirgelinayso haayadda waddaniga ah ee HAVAYOCO,taasoo loo qorsheeyay in loo isticmaallo Hilibka, Caanaha iyo Khudradda.

Waxaana dhismaha Sarriibadaasi si wada jira u dhagax dhigay badhasaabka gobolka Gabiley oo ay wehelinayeen maamulka degmadda Tog-Wajaale.

 

COMMENTS
Arimaha Diinta