19.4 C
Hargeisa
Friday, December 2, 2022

Wasiirka Warfaafinta Oo Soo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Wasaaradaasi

    

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa maanta kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay wasaaradda warfaafintu.

Waxaana wasiirka kormeerkiisa ku wehelinayey agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Maxamed Yuusuf Ismaaciil, qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda warfaafinta.

Wasiirka  iyo agaasimaha guud  intii ay ku gudo jireen kormeerkooda waxay soo kormeereen dhammaan waaxyaha iyo qaybaha ay ka kooban tahay wasaaraddu.

Iyaga oo warbixino ka dhageystay agaasime waaxeedyada iyo madax qaybeedyada wasaaradda, oo warbixin ka siiyey waajibaadka ay bulshada iyo qaranka u hayaan.

 

 

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta