Friday, April 19, 2024
HomeWararkaMusharaxiinta Maxamuud Axmed Jaamac iyo Raage Axmed Yuusuf oo Booqday Xaafadaha 31...

Musharaxiinta Maxamuud Axmed Jaamac iyo Raage Axmed Yuusuf oo Booqday Xaafadaha 31 May, Faluuja iyo Qandahaar

    

Musharax Maxamuud Axmed Jaamac oo u sharaxan golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa iyo Raage Axmed Yuusuf oo isna u sharax golaha Wakiilada ayaa waxaa ay booqdeen taageerayaashoodu ku dhaqan xaafadaha 31 May, Faluuja iyo Qandahaar.

Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay labada musharax shacabka xaafadahaasi ku dhaqan oo taageero weyn u haya labada musharax.

sidoo kale, labada musharax ee Maxamuud Axmed Jaamac iyo Raage Axmed Yuusuf ayaa shacabka ku dhaqan xaafadahaasi uga mahad celiyay sida ay u soo dhaweeyeen, iyagoona balanqaadyo kala duwan u sameeyay.

Muasharax Maxamuud Axmed Jaamac iyo Raage Axmed Yuusuf ayaa sidoo kale xafaladooda qaban qaabada ee musharaxnimada si weyn looga dareemayaa caasimada Hargeysa oo ay dhawaan ka qabsoomayso.

       

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version