fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaMadaxwaynihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalay Mudo Korodhsi...

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalay Mudo Korodhsi Loo Sameeyo Xukuumada Farmaajo.

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa ka hadlay Khilaafka ka taagan doorashooynka Somaliya iyo shirka madaxda dawlada fadaraalka  somaliya iyo Maamul goboleedyada uga socda magaalada dhuusamareeb.

Sidoo kale Ex madaxwayne sheikh shariif ayaa sheegay in Saamilayda somaliya qaybo kamid ah laga qaybgali shirka Isagoo xusay sida shirka looga hor istaagay gudoomiyaha aqal Sare Cabdi xaashi oo isagu matalaya gobolada waqooyi oo uu Sheegay in madaxwayne farmaajo takooray gobolada waqooyi Dadka kazoo jeeda

Dhana kale ex madaxwayne sheikh shariif ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo kordhsin loo sameeyo xukuumada farmaajo oo wakhtigeedii dhamaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir