fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaBaabuur Unbulance ah Oo La Gaadhsiiyay Degmadda Qadiimiga ah Ee Bullo-xaar

Baabuur Unbulance ah Oo La Gaadhsiiyay Degmadda Qadiimiga ah Ee Bullo-xaar

    

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa baabuur nooca gar-gaarka deg dega ah gaadhsiisay magaallo xeebeedka qadiimiga ah ee Bullo-xaar ee gobolka Saaxil.

Baabuurkan unbalance ka ah oo uu hore madaxweynaha Somaliland ugu balan qaaday inuu gaadhsiin doono bulshadda deegaankaasi ayaa maanta lagu wareejiyay maamulka wasaaradda caafimaadka ee degmaddaasi.

Munaasibadii wareejinta baabuurkaasi waxaa ka qayb galay maamulka gobolka Saaxil, ka degmadda Berbera, xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka Berbera, iyo murashaxiin degmadaasi ka soo jeedda.

Sidoo kale waxaa munaasibadaasi goob joog ka ahaa isuduwaha wasaaradda caafimaadka Saaxil, xubno ka tirsan guddiga horumarinta caafimaadka gobolka Saaxil, madax dhaqameed iyo masuuliyiin kale.

Geesta kale odayaasha, waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda ku nool degmadda Bullo-xaar ayaa si weyn uga mahad celiyay helitaanka baabuurkan unbalance ka ah.

Waxaanay sheegeen in ay baahi weyn u qabeen helitaanka gaadhigani, isla markaana ay uga maahd celinayaan madaxweynaha Somaliland iyo cid kastoo ka qayb qaadatay in baabuurkan la gaadhsiiyo.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)