fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaTaliye Nuux Taani Oo Hambalyo U Diray Ciidammada Qaranka Somaliland oo Xuska...

Taliye Nuux Taani Oo Hambalyo U Diray Ciidammada Qaranka Somaliland oo Xuska Aasaaskoodu Berri Ku Beegan Tahay

Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland
Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland
    

Taliyaha Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa bogaadiyay guud ahaan ciidamada qaranka Somaliland, munaasibada sannad guuradii 27-aad ee aasaaska ciidanka oo beri ku beegan awgeed.

War ka soo baxay xafiiska taliyaha ciidanka qaranka Somaliland sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, soona gaadhay Warbaahinta Hargeisapress, ayaa lagu sheegay in taliyuhu hambalyo iyo bogaadin u diraayo dhammaan ciidanka qaranka iyo qoysaskoodaba, iyadoo ay ku beegan tahay maalintii beri ah aasaaska ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu dhammaan ciidanka qaranka u rajeeyay in sannadkan, sannadkiisa ay ku gaadhaan barwaaqo iyo horumar.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)