fbpx
Thursday, April 18, 2024
HomeWararkaSarkaal U Shaqaynayey Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland oo Ku Geeriyooday Weerarkii Hutelka...

Sarkaal U Shaqaynayey Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland oo Ku Geeriyooday Weerarkii Hutelka Muqdisho

Muuse Cabdi Axmed
Muuse Cabdi Axmed
    

Muuse Cabdi Axmed oo ahaa Sarkaalka Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland u shaqaynayey ayaa ku geeriyooday weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, Sida Warbaahinta Hargeisapress loo xaqiijiyay.

Muuse Cabdi Axmed, ayaa waxa la sheegay in uu maalintii Sabtida ee todobadkan tegay Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu u tegay howlo shaqo oo shaqada hay’adda ah.

Alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa la sheegay in uu degennaa Hudheelka, kuna sugnaa xilliga weerarku bilaabmay Qolka uu ku jiray, isla markaana kamid ahaa dadkii ku xanibmay qaybta dhexe ee Hudheelka oo ay galeen Kooxda weerarka geysatay.

Geesta kale, Marxuumka ayaa hadda ahaa xidhiidhiyaha Maaliyadda ee Hay’adda NRC Xafiiskeeda Somaliland.

Hay’adda NRC Xafiiskeeda guud ee dalka norway ayaa  war ka soo saartay geerida Sarkaalkan u shaqaynayey.

https://www.nrc.no/news/2021/february/statement-on-the-death-of-nrc-staff-member-in-mogadishu-somalia/ 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir