26.1 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

Dagaal Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida

    

Degaanka Ceydal oo ka tirsan gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay dirir ku dhex martay ciidamo ka tirsan Canfarta iyo xoola dhaqato ku nool deegaankaas.

Dagaalka oo la sheegay in uu ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada canfarta iyo maleeshiyaad ay weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqata ah isla markaana ay laayeen dad kale.

Diiriye Maxamed oo ka mid ah odayaasha deggan deegaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegay inay socdaan dadaallo lagu xallinayo

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta