fbpx
Tuesday, April 16, 2024
HomeWararkaCiidamada Xeebaha Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Markab Kaluumaysi oo Laga Leeyahay...

Ciidamada Xeebaha Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Markab Kaluumaysi oo Laga Leeyahay Jabuuti

Ciidamada xeebaha ee Somaliland
Ciidamada xeebaha ee Somaliland
     Ciidamada xeebaha ee Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Markab kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Djabouti, kaasi oo ay sheegen in uu sifo sharci dora ah kaga kalluumaysanayay biyaha Somaliland.

Markabkan, ayaa ciidanka Ilaalada Xeebuhu ka war heleen, markii uu ku soo xadgudbay Biyaha Somaliland, iyaga oo adeegsanaya Qalabka Raadalka oo inta badan Ciidanku kula socdo Maraakiibta iyo Doonyaha dalalka Shisheeye.

Sida lagu sheegay war ka soo baxay taliska ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland waxaanu u dhignaa sidan:-

“Saldhiga labaad ee ciidanka ilaalada xeebaha iyo difaaca bada ee fadhigiisu yahay magalada Saylac, waxa ay xalay hawlgal kusoo qabteen markabkan oo bishi dhamatay horaanteedi ay sidan oo kale ciidanku hawlgal ugu soo qabteen. Waxa laga war helay isla markii uu soo galay biyaha Somaliland, kadib markii usoo qabtay radarka ciidanka badu.

Markabkani waxa uu caadaystay in uu in biyaha Somaliland kuso galo sifo sharci daro ah, hadana markabkii iyo shaqalihiba ciidanka ayaa gacanta ku haya waxana laga qaadi doona talabo adag”.ayaa lagu yidhi warka ka soo baxay taliska ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland.

     

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir