Friday, March 29, 2024
HomeWararkaHeshiis Laga Gaadhay Arday Danyar Ah oo Deeq Waxbarsho Heshay oo Jaamacada...

Heshiis Laga Gaadhay Arday Danyar Ah oo Deeq Waxbarsho Heshay oo Jaamacada Hargeysa Cadhisay

    

Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska Somaliland iyo guddida boodhka sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay deeqdii Waxbarasho ee ardaydii Wasaaraddu ku qortay Jaamacadda Hargeysa.

Heshiiskaasi ayaa lagu gaadhay in ardaydii Wasaaraddu u dirtay Jaamacadda Hargeysa ay sitoos ah u sii wadan doonaan waxbarashadoodii sidaana ay masuuliyadooda kula wareegtay Jaamacadda Hargeysa.

Waxaanay tani wadada u xaadhaysaa, in dhammaanba ardaydii deeqda Waxbarasho Wasaaradu siisay si toos ah u galaan imtixaankii tooska ahaa ee Jaamaacadda Hargeysa kaasi oo u bilaamaya guud ahaanba ardayda jaamacadda maalinta bari ah ee ku astaysan 01/02/2021.

Ardaydan ayaa qayb ka ah, ardaydii Wasaaradda waxbarashadu ku qortay dhammaan jaamacadaha dalka kuwaasi oo ah ardayda aan awoodin inay iska bixiyaan kharashka jaamadadaha kuwaasi oo ka kala yimid gollada kala duwan ee dal wakhtiganna ku sugan Magaaladda Hargeysa.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version