fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaWasaaradda Deegaanka Somaliland iyo Haayadda DRC Oo Heshiis Wada Saxeexday

Wasaaradda Deegaanka Somaliland iyo Haayadda DRC Oo Heshiis Wada Saxeexday

    

Wasaaradda deegaanka iyo horumarunta reer miyiga Somaliland iyo haayada DRC ayaa maanta kala saxeexday heshiis wadda shaqayneed.
Heshiiskaasi ayaa ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo horumarinta nolosha bulshadda reer Miyiga ah ee Somaliland.

Shirkaas waxaa gudoominayay wasiirka qasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare.
Waxaana ka soo qeyb galay agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo sarkaal ka socdey haayadda DRC.


Sidoo kale waxaa shirkaasi joogay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga.


Shirkaasi ayaa lagu falanqeyeey sidii labadda dhinacba ay wada shaqayn fiican u wada yeelan lahayeen.
Dhinaca kale wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa muddooyinkan danbe dar-dar gelisay hawlaha shaqo ee wasaaradaasi.


Waxaana jiray in todobaadyadii u danbeeyay ay wasaaradu heshiisyo wada shaqayneed ay la yeelanaysay haayado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo arrimaha la xidhiidha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)