fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaTalaalka Covid-19 oo La Filayo Inuu Somaliland Soo Gaadho

Talaalka Covid-19 oo La Filayo Inuu Somaliland Soo Gaadho

Talaalka Covid-19
Talaalka Covid-19
    

Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras  uu soo gaadho Somaliland.

Waxaanu intaa ku daray in Hay’adda Unicef iyo Shirkadda DP World in Somaliland ay usoo mariyaan talaalkaasi wadamada bariga iyo badhtamaha Afrika ee aan badaha lahayn.

Isagoo sheegay in Somaliland ay marin muhiim ah u tahay sidii loo gaadhsiin lahaa wadamada aan badaha lahayn Tallaal covid 19 waxaanu wasiirku sheegay in Somaliland qeybteeda ay ka heli doonto tallaalkaasi.

Geesta kale, wasiirka caafimaadka Cumar Cali Cabidlaahi Badde waxa uu sheegay in wasaarad ahaan ay samaynayaan daraasado laguu qiimayno halka laga bilaabyo talaalkaasi marka uu ina soo gaadho.

Gabagbadii waxaa uu wasiirka caafimaadku sheegay in xanuunka Covid 19 uu samaynayo isbadalo balaadhan isagoo aduunka meelaha qaar kusii fidiya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)