fbpx
Tuesday, December 5, 2023
HomeWararkaDAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharax Eng Aadan Jaamac...

DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharax Eng Aadan Jaamac Xadi Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa,

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi suufi jibriil ayaa hadhimo sharafeed usameeyay musharax Eng Aadan Jaamac xadi oo Usharaxan golaha deegaanka caasimada, madaxdhaqameedka beesha iyo gudida reerka ee soo xushay musharaxan iyo xubno kamid ah haweenka xisbiga kulmiye.

Munaasibada uu wasiirku kumaamuusay musharax eng aadan oo beesha jibriil abokor isku raacay in uu ku matalo musharixiinta utarmaya golaha deegaanka caasimada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)