fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaDAAWO;-Barnaamijka Xisbiga kulmiye Oo Aqbalay Musharax Eng Aadan Jaamac Iyo Hadaladii Ay...

DAAWO;-Barnaamijka Xisbiga kulmiye Oo Aqbalay Musharax Eng Aadan Jaamac Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Madaxdhaqameedka Beeshiisu.

:

Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markii ugu horreysay muddo maalmo ah lagu arkay goob fagaaro ah, kadib markii shaki la geliyay xaaladdiisa caafimaad.

Abiy ayaa ka soo muuqday xarunta qalabka dadka naafada ah ee cisbitaalka St. Paul ee caasimadda Addis Ababa, waxaana uu sheegay in xaruntaas ay hawl wanaagsan u hayso ciidamada ka dhaawacma Itoobiya iyo shacabka waddankaas.

Labadii toddobaad ee lasoo dhaafay waxaa la waayay warka Ra’iisul Wasaaraha maadama aanan lagu arkin fagaarayaasha ama baraha bulshada.

Maalma ka horna, hey’adda sirdoonka qaranka iyo nabad-sugidda ee Itoobiya, oo magaceeda loo soo gaabiyo NISS, ayaa wacad ku martay inay la xisaabtami doonto qof walba oo baraha bulshada ku daabaca ama ku faafiya wax ay ugu yeertay “wararka marin-habaabinta ah” ee ku saabsan xaaladda caafimaad ee Ra’iisul Wasaaraha.

Hadalkan kasoo baxay dowladda ayaa hadal heyn hor leh dhaliyay taas oo ku saabsan halka uu jiro Abiy Axmed.

Waxaa la isla dhexmarayay warar kala duwan oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)