fbpx
Tuesday, December 5, 2023
HomeWararkaQoladda Xidigaha Geeska waxaynu uga baahan nahay wax soo saar

Qoladda Xidigaha Geeska waxaynu uga baahan nahay wax soo saar

    

Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

Shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen agaasime-waaxeedyadda wasaaradaasi waxaa furay wasiirka warfaafinta Saleebaan Cali Koore.

Wasiirka oo hadal ka jeediyay furitaanka shirkaasi waxa uu  sheegay in ay muhiimadda koowaad siinayaan saddex waaxood iyo qaybta xog ururinta. Wax dadka iyo dalkaba anfaca.

DAAWO: Khudbadii Wasiir Koore:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)