fbpx
Wednesday, April 24, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo...

DAAWO;-Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo Su,aalaha Lagu Waydiiyay!

Barnaamijka xul xildhibaankaaga ee Tvga Saab ayaa waxaa marti ku ahaa musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah aqoonyahan usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.

Sidoo kale waxaa Barnaamijkan lagu soo casuumay qaybaha kala duwan ee bulshada oo su,aalo la xidhiidha qorshayaasha musharax waydiiyay

Dhana kale musharax Xamse khayre ayaa soo bandhigay waxyaabaha uqorshaynsan in uu golaha ka qabto hadii ay doortaan shacabka Somaliland

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir