fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaWasaaradda Beeraha Oo Ka Warbixisay Khasaaraha Dab Bur-buriyay Dhul Cawseed

Wasaaradda Beeraha Oo Ka Warbixisay Khasaaraha Dab Bur-buriyay Dhul Cawseed

    

Dab dhawaan ka kacay deegaanka Go’da weyn ee gobolka Saaxil ayaa la sheegay inuu khasaare balaadhan gaystay.
Dabkaasi oo qabsaday dhul Cawseed dooxooyin ah oo laga beerro calafka xoolaha ayuu Dabkaasi khasaare baaxad leh gaadhsiiyay.


Waxaana dhibaatadda Dabkaasi gaystay qiimayn ku soo samaysay wasaaradda beeraha Somaliland.
Deegaankaasi dooxooyinka ah ayay dadka deegaanku ka beerraan Caws, kaasoo ay xoolahoodda siiyaan.
Halka qaybo kalena ay ka iibiyaan shirkadaha xoolaha dhoofiya oo calaf ahaan u siiya xoolaha ay dhoofinayaan.


Dabkaasi ayaa baabiiyay 150 Lawdh oo Caws ah iyo 10 Lawdh oo Balka Hadhuudhka ah, kuwaasoo ay wada lahaayeen 48 qosy.
Sidoo kale Dabkaasi ayaa gaystay khasaare ah saddex qof oo ku dhaawacmay markii la demunayay.
Sida uu sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa.
Agaasimuhu waxa uu tilmaamay in Dabkaasi uu saamayn ku yeelan doono hubatida Calafka xoolaha iyo dadka deegaankaaasi.

Daawo:Agaasimaha Oo Arrintaa Ka Hadlaya:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)