fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararka48 Beerood oo Ku Gubtay Deegaan Ka Tirsan Berbera

48 Beerood oo Ku Gubtay Deegaan Ka Tirsan Berbera

    

48 Beerood ayaa ku gubtay deegaanka Go’da yar oo katirsan gobolka Saaxil kadib markii uu halkaasi dab ka kacay.

Sida ay warbaahinta qaranka u sheegeen Beeraleyda deegaankaasi Go’da yare ee gobolka Saaxil waxa ay sheegeen in dabkaasi uu waxyeelo soo gaadhsiisayay iyadoo aan la garanayn sababta ka dambaysay ama amaba kicisay.

Beeralyda ayaa deegaanka Go’da yar ayaa intaa ku daray 48-ka beerood ee ku basbeelay dabka halkaasi ka kacay inay ahaayeen beero qaddiimi ah oo midkiiba 50- qoys laheeyeen.  Waxayna xuseen in dad badan oo danyar ahi ay quudan jireen waxyaabaha kala duwan ee Beerahaasi kasoo baxa iyagoo xukuumadana u diray qaylo dhaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)