fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaXukuumadda Somaliland oo Saylac Ku Xidhay Markab iyo Kalluumaysato Shisheeye

Xukuumadda Somaliland oo Saylac Ku Xidhay Markab iyo Kalluumaysato Shisheeye

    

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Saylac ayaa waxaa ay sheegayaan in Xukuumadda Somaliland ay halkaasi ku xidhay Markab Kalluumaysi oo si sharci daro ah uga kalluumaysanayay bada.

Markabkan kalluumaysi ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidanka Ilaalada xeebaha Somaliland.

Waxana Markabkan oo ah nooca Kalluumeysiga saarnaa Kalluumeysato Ajnabi ah.

Markabka oo aan la shaacin dalka laga leeyahay ayaa waxaa luga qabtay Xeebaha Gobolka Salel, waxaana saarnaa ku dhawaad 15 Kalluumeysato Ajaanib ah.

Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa Sheegay in Markabkani kusoo xadgudbay Xeebaha Dalka Somaliland.

Weli lama shaacin dalka laga leeyahay Markabkan iyo Waddamada ay u dhasheen shaqaalaha saarnaa.

   

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir