fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaDiiwaanka Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya oo Laga Saaray TPLF

Diiwaanka Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya oo Laga Saaray TPLF

TPLF
TPLF
    

War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee lagaga adkaaday dagaalkii dhawaanta ka dhacay Waqooyiga dalka Itoobiya.

Guddi ayaa taalaabadooda u cuskaday in TPLF ay ka danbeeyeen qalalaasihii iyo dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay dalka Itoobiya.

Dhinaca kale, guddiga doorashooyinka ayaa ka dalbaday saddex xisbi oo kale oo  dhisan gobolka Tigrayga in ay jawaab ka keenaan doorasho ay kala qeyb qaateen TPLF taasoo ka dhacday gobolka Tigrayga, inkastoo xisbiyadaasi aan la sheegin in iyagu laga saaray diiwaanka.

Dowladda Itoobiya ayaa saraakiishii sar sare ee Tigrayga qaarkoodna dishay, halka kuwa kalena ay xabsiga dhigtay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)