fbpx
Thursday, October 5, 2023
HomeWararkaXukuumadda oo Soo Dhaweysay Hadalkii Stephen M. Schwartz Uu Dowladda Maraykanka Ugu...

Xukuumadda oo Soo Dhaweysay Hadalkii Stephen M. Schwartz Uu Dowladda Maraykanka Ugu Soo Jeediyey Inay Qunsuliyad Ka Furato Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)
    

Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee dowladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya  Amb. Stephen M. Schwartz ee ku saabsanaa inay Somaliland istaahisho inay dawladdiisu ka furato Qunsilyad, maadaama ay tahay dal deggan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa isagoo arrimahaa ka hadlayana wuxuu yidhi  “Hadalka Amb. Stephen M. Schwartz, waanu soo dhawaynaynaa Dawlad ahaan, si fiicana wuu u hadlay, wax jirana wuu sheegay..”

Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland waxa kale oo uu sheegay “Dabcan, Amb. Stephen M. Schwartz, wuxuu si cad oo qiimo leh u sheegay isla markaana qiray in dalkeenu yahay dal deggan oo xasiloon, oo la isku helayn karo, heerka aynu maraynana waxaynu ku gaadhnay dadaalkeena, Juhdigeena iyo wax qabadkeena, Dawlad ahaana waxaa naga go’an inaynu xoojino xidhiidhka aynu la leenahay Caalamka iyo in aanu Waddan walba ku qancino jiritaanka Dawladnimadayada iyo waxaanu qabsanay..

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)