fbpx
Thursday, April 18, 2024
HomeWararkaSafiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo...

Safiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo Ugu fashilmay Hogaaminta Dalka Iyo Qorshayaasha Isaga Iyo fahad Yaasiin.

Safiirkii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay somaliya ayaa warbixin dheer oo uu ka qoray xaalada somaliya kaga hadlay sida madaxwayne farmaajo ugu fashilmay hogaaminta dala mudadii afar sano ah ahayd ee la doorta iyo sida uu maamul goboleedyada ula dagalamay

Sidoo kale fasiirkii hore ee dalka maraykanka ujoogay muqdisho ayaa soo bandhigay qorshayaal ay wada fuliyaan madaxwayne farmaajo iyo taliyaha ciidanka Nisa Fahad yaasiin oo uu sheegay in malaayiin dollar ka helaan

Dhanka kale safiirkii hore ee dalka maraykanka ayaa  dawladiisa ugu baaqay in ay Somaliland xafiis ka furato ismarkaana ay midowga Africa kala shaqayso meeqaamka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir