26.1 C
Hargeisa
Wednesday, March 22, 2023

DAAWO;-Shirkada Somcable Oo Abaalmarin Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 2020.

Shirkada somcable iyo so gasho ayaa abaalmarin gudoonsiiyay shaqalihii ugu wanaagsanaa sanadkii dhamaaday ee 2020.

Munaasibada ay shirkdaha so somcable ku baalmarinayeen shaqaalaha ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan iyo maamulka shirkada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta