fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaWasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq Iyo Ujeedada Safarkiisa

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq Iyo Ujeedada Safarkiisa

Sida uu ku soo waramaayo Weriyaha wakaaladda wararka Gobolka Sool Libaan Qaran, wasiirka iyo waftigiisu deegaanadda ay kormeereen waxaa ka mid ah Tuko-raq, Ganbadha, Hig-lada, iyo deegaano kale.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa goobahaasi uu marayay bulshada ku baraarujinaayay in ay is diwaan geliyaan oo qaataan Kaadhka codaynta, wasiirka iyo weftigiisa ayaa sidoo kale kulano la qaatay odayaasha iyo waxgaradka deeganadaasi iyaga soo dhaweeyay weftiga wasiirka sidoo kalena sheegay in ay si weyn uga qayb qaateen wacyigelinta bulshada si ay isu diwaan geliyaan.

Diwaan gelinta Codbixinta ayaa si habsami ah uga socota Degmooyinka iyo deeganada kala duwan ee gobolka Sool, iyada oo ay halkaasi ku suganyihiin masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Asxaabta qaranka oo bulshada ku wacyigelinaaya in ay qaataan Kaadhka Codaynta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)