ugu horay waxaa madasha ka hadlay gudi hore loogu saaray kala saarista musharixiinta oo ka koobnay 15xubnoo ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay kula kala saareen musharixiinta damacu kaga jiray musharixiinta golaha wakiilada iyo sida ay kusoo dooreen musharax eng cabdikariim maxamed muxumed oo isagu ah musharaxa beeshu shaacisay.
Sidoo kale waxaa goobtan ka hadlay qaarkamid ah musharixiintii la tanaasuliyay.
Dhanka kale madaxdhaqmeedka beesha ayaa sheegay in ay aqbaleen musharaxa ay gudida soo xushay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;